More About Ahmed Omaar Somali Quotes
Explore Ahmed Omaar's top Somali quotes, including the top 10 famous Somali quotes by Ahmed Omaar. Murti iyo xikmad, dhiirigalin, Somali quotes, xikmado iyo oraahyo dhiiri galin ah. Xikmada Maanta & Odhaahyo Murti Leh. Discover Ahmed Omaar's Somali quotes, "Xikmado", "Odhaahyo", "Murti", "Dhiiri galin", "Guusha" about personal growth, change, success, education plus more. Find out Somali Inspirational Quotes images, pictures and stock photos with deep meaning.
Top 10 Ahmed Omaar Somali Quotes
Here are top 10 powerful Somali motivational quotes by Ahmed Omaar:
- "Si aad u hesho wax aaney qayrkaa heli doonin mustaqbalka, samee wax ka duwan waxa ay sameeyaan."
- "La dagaalanka rabitaanka naftu, waa furaha guusha ardayga."
- "Ficillada maalinle ee qofku sameeyaa, waa qaabeeyaha mustaqbalka qofka."
- "Maalgashiga maanku waa aasaaska kobaca bulsho kasta."
- "Ha noqon madhane sita shahaado jaamacaddeed oo garab iyo ciirsi bida garashiyo qaraabo."
- "Arday kastaa waa inuu laba mid uun doortaa: Xanuunka edbinta nafta ama Xanuunka qoomameynta wakhtiyadii uu daayacey."
- "Waxaad qiimo iyo sharaf ku lahaan doontaa goobaha shaqada, kolba sida aad u tayeyso xirfada iyo aqoonta aad xanbaarsan tahay."
- "La dagaalanka rabitaanka naftu, waa furaha guusha qofka."
- "Ceeb maaha inaad imtixaan dhacdo, balse waxa ceeb ah ku qanaca caadeysiga dhicitaanka joogtada ah."
- "Noloshu waa safar, isbadelku waa geesinimo, koriinku waa joogto; koboc oo guuleyso."
Ahmed Omaar Somali Quotes about Success

"Si aad u hesho wax aaney qayrkaa heli doonin mustaqbalka, samee wax ka duwan waxa ay sameeyaan."- Ahmed Omaar

"Ficillada maalinle ee qofku sameeyaa, waa qaabeeyaha mustaqbalka qofka."- Ahmed Omaar

"Waxaad qiimo iyo sharaf ku lahaan doontaa goobaha shaqada, kolba sida aad u tayeyso xirfada iyo aqoonta aad xanbaarsan tahay."- Ahmed Omaar

"La dagaalanka rabitaanka naftu, waa furaha guusha qofka."- Ahmed Omaar

"Noloshu waa safar, isbadelku waa geesinimo, koriinku waa joogto; koboc oo guuleyso."- Ahmed Omaar
Ahmed Omaar Somali Quotes about Education

"La dagaalanka rabitaanka naftu, waa furaha guusha ardayga."- Ahmed Omaar

"Maalgashiga maanku waa aasaaska kobaca bulsho kasta."- Ahmed Omaar

"Arday kastaa waa inuu laba mid uun doortaa: Xanuunka edbinta nafta ama Xanuunka qoomameynta wakhtiyadii uu daayacey."- Ahmed Omaar

"Ha noqon madhane sita shahaado jaamacaddeed oo garab iyo ciirsi bida garashiyo qaraabo."- Ahmed Omaar

"Ceeb maaha inaad imtixaan dhacdo, balse waxa ceeb ah ku qanaca caadeysiga dhicitaanka joogtada ah."- Ahmed Omaar
Ahmed Omaar Somali Picture Quotes and Stock Photos
Find out Ahmed Omaar's Somali motivational quotes images, pictures and stock photos with deep meaning.
Downlaod Somali inspirational quotes images, pictures and stock photos.








Thanks for your positive feedback and comments!