Daa-furka Barnaamijka Sannadlaha ee Lagu Kaabo Ardayda u Fadhiisanaysa Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada Sare Fasallada 4aad (Form 4).
Barnaamijka: Kaabista Ardayda
Heerka: Fasalada Afraad (Form 4)
Sannad Dugsiyeedka: 2022/2023
Goobta: Jaamacada Golis, Hargeysa.
Booqo Facebook Page 👉 Golis Univeristy
Thanks for your positive feedback and comments!