Somali Quotes and Inspirations for Students
Xikmado iyo Dhiirigalino
Motivations and inspirational quotes for better changes by Ahmed Omaar
Erayo dhiiri galin xanbaarsan oo dhamaanteen insha Allah ina xasuusin doona in aynu wax qabsan karo, isbadal sameyn karno, dedaali karno, tartami karno.
Arday kastaa waa inuu laba mid uun doortaa; Xanuunka edbinta nafta ama Xanuunka qoomamaynta wakhtiyadii uu dayacey. |
Si aad u hesho wax aaney qayrkaa heli doonin mustaqbalka, samee wax ka duwan waxa ay sameeyaan. |
La dagaalanka rabitaanka naftu, waa furaha guusha ardayga. |
Han iyo fikir baa Dadka kala horee Ha is quudhsanoo Ha is liidin waligaa. |
Thanks for your positive feedback and comments!